Madaxweynaha Maraykan oo dadaal ku bixinaya in la helo dawlad Falastiin yeelato.
Puntland Post
by News Office
3h ago
Warbaahinta Axios, ayaa ku warramaysa inuu Biden, si shaqsi ah u bixinayo dadaallo uu ku doonayo xabbad-joojin ka dhacda Qasa,sii deynta maxabiista, dib usoo celinta xasilloonida iyo heshiis taariikhi ah oo ay gaaraan Sacuudiga iyo Israa’iil si ay u yeeshaan xiriir diblomaasiyadeed, tan dambe ayaa lagu sheegay  in lagu gaarayo hannaan lagu dhisayo Dawladda Falastiin. Warbixinta ay soo bandhigtay Axios, ayaa lagu sheegay in qodobbada kore hirgelintooda dadaalka uu ku bixinayo Biden inay la xiriirto sidii uu dib ugu soo celin lahaa kalsoonida cod bixiyaasha Mareykanka ee ka caraysan siyaasa ..read more
Visit website
The banking risks savers face in Somalia
Puntland Post
by cph
8h ago
Banks in Somalia have diversified their business models, previously reliant on remittances, leading to intense competition for a limited pool of savers. Mogadishu (PP Business Desk) — Nearly two years ago, the Federal Government of Somalia granted banking licenses to Banque Misr and Ziraat Katilim, yet neither bank has begun retail banking operations in Somalia. Advocates for opening the banking sector to foreign banks argued that local banks would be compelled to enhance their standards to compete locally. “The pro-competition camp proposed the introduction of savings guarantees, suggesting t ..read more
Visit website
Mareykanka oo Sacuudiga ka taageeraya helitaan Nukliyeer
Puntland Post
by News Office
8h ago
Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis amni oo Riyadh siinaya dabool amni oo ay ku helayso hub iyo in Sacuudiga laga hirgeliyo barnaamij Nukliyeer ah oo uu Mareykanku hoggaaminayo sida ay sheegtay warbaahinta Bloomberg. Warbixinta ayaa intaa ku dartay inuu Sacuudiga hoos u dhigi doono adeegsiga tignoolajiyada uu Shiinaha soo saaro. Sacuudiga ayaa sidoo kale aqoonsanaysa Israa’iil oo ay xiriir diblomaasiyadeed la yeelanayso taa oo Riyadh ay ku xirtay in marka hore dagaalka Qasa la joojiyo lana billaabo hannaanka lagu dhisayo dawladda Falastiin oo madax bannaa ..read more
Visit website
Maraykan oo sucuudiga ka taageeraya Helitaan Nukliyeer.
Puntland Post
by News Office
10h ago
Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis amni oo Riyadh siinaya dabool amni oo ay ku helayso hub iyo in Sacuudiga laga hirgeliyo barnaamij nukliyeer ah oo uu Maraykanku hoggaaminayo  sida ay sheegtay warbaahinta Bloomberg. Warbixinta ayaa intaa ku dartay inuu Sacuudiga hoos u dhigi doono adeegsiga tignoolajiyada uu Shiinaha soo saaro.   Sacuudiga ayaa sidookale  aqoonsanaysa Israa’iil oo ay xiriir diblomaasiyadeed la yeelanayso taa oo  Riyadh ay ku xirtay in marka hore dagaalka Qasa la joojiyo lana billaabo hannaanka lagu dhisayo Dawladda Falastiin oo mada ..read more
Visit website
Turkiga oo ku dhawaaqay dacwad ka dhan ah Israa’iil
Puntland Post
by News Office
13h ago
Turkiga ayaa ku biiray Koonfur Afrika oo dacwad ka dhan ah Israa’iil u gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan uu goordhow sheegay Turkiga inuu maxkamadda u gudbin doono dacwad ka dhan ah Israa’iil. Turkiga ayaa bishii hore ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin ka dhan ah Israa’iil, si looga joojiyo xasuuqa ay ka waddo Qasa, waxaana toddobaadyo ka hor uu Turkiga joojiyay ganacsigii kala dhaxeeyay Israa’iil. Tan waxay ka dhigaysaa dalkii u horreeyay ee muslim ah oo qaaday tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Israa’iil. Go’aanka Turkiga a ..read more
Visit website
Jilaa Turki ah oo sameeyey dhacdo ka yaabisay dadka wadankiisa
Puntland Post
by News Office
17h ago
Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Çağlar Ertuğrul ayaa ku kacay ficil ka yaabiyay dadweynaha Turkiga iyo dadkii maqlay. Jilaagaan ayaa iibsaday dhismaha iskuulkii hoose ee uu dhigan jiray kaddib dhismaha oo dhan ayuu dhulka ku daray isagoo sheegay inuu uga aargoosanayo jirdil ay iskuulkan macallimiintiisa kula kici jireen yarantiisa. Ertuğrul oo hadda 37 jir ah ayaa bartiisa Instagram-ka oo ay ku xiran tahay 3.2 oo qof, wuxuu soo dhigay sawirka isagoo dhex taagan burburka dhismaha iskuulka ee uu dumiyay laakin wuxuu la kulmay falcelin badan oo dadweynaha uga timid. Da ..read more
Visit website
Fanaan Turkey ah oo sameeyey dhacdo ka yaabisay dadka wadankiisa si weyna looga hadal hayo Baraha Bulshada gudaha Turkega.
Puntland Post
by News Office
20h ago
Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Turkiga Çağlar Ertuğrul ayaa ku kacay ficil ka yaabiyay dadweynaha Turkiga iyo dadkii maqlay. Jilaagaan ayaa iibsaday dhismaha iskuulkii hoose ee uu dhigan jiray kaddib dhismaha oo dhan ayuu dhulka ku daray isagoo sheegay inuu uga aargoosanayo jirdil ay iskuulkan macallimiintiisa kula kici jireen yarantiisa. Ertuğrul oo hadda 37 jir ah ayaa bartiisa Instagram-ka oo ay ku xiran tahay 3.2 oo qof , wuxuu soo dhigay sawirka isagoo dhex taagan burburka dhismaha iskuulka ee uu dumiyay laakin wuxuu la kulmay falcelin badan oo dadweynaha uga timid. Dadka ayaa ku dhalee ..read more
Visit website
Roobab Khasaare u gaystay kaabayaash dhaqaalaha oo ka da’ay deegaanka Yaka-yaka ee gobolka Karkaar
Puntland Post
by News Office
20h ago
Roobab xoog leh oo xalay ka da’ay deegaanka Yaka-yaka ee gobolka Karkaar ayaa wax yeelo gaarsiiyey kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horreyso wadada laamiga ah ee isku xirt gobolada Puntland. Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdi Saciid Cismaan, taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar G/sare Xuseen Cali Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku taggay deegaanka. Mas’uuliyiinta oo kormeeray goobaha ay roobabku wax yeeleeyeen ayaa u kuur-galay xaalada dadka, deegaanka iyo dhibaatooyinka kale ee soo gaaray kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horreeyaan wadada laamigga ah iyo buundooyinka. Dee ..read more
Visit website
The Somali Navy to Use Drones for Coastal Patrols
Puntland Post
by cph
20h ago
President Hassan Sheikh Mohamed aboard Kınalıada F514,a Turkish naval ship at Mogadishu harbour on 23 April 2024 Mogadishu (PP News Desk) — As part of the comprehensive defence and economic agreements between the Federal Republic of Somalia and Türkiye, the Somali Navy will begin using state-of-the-art technology to patrol the Somali coast. The Somali Navy will use Turkish-manufactured special drones for reconnaissance missions to ensure maritime security. These drones will gather intelligence on pirates, illegal fishing, toxic waste disposal and unauthorised ships. The defense pact, signed ea ..read more
Visit website
Soomaaliy oo lagu taageeray mowqifkeeda ka dhanka ah is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland
Puntland Post
by News Office
20h ago
Kal-fadhigii saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Waddamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa Soomaaliya ku taageertay dadaallada ay ku doonayso inay ku ilaaliso’ madaxbannaanida Soomaaliya ee dhulka, badda iyo hawada. Sida lagu sheegay bayaan ka kasoo baxay shirkan oo ka dhacay magaalada Doha, waxay caddeeyeen in Soomaaliya ‘xaq u leedahay inay si sharci ah u difaacdo dhulkeeda’ sida ku cad qodobka 51-aad ee Axdiga Qaramada Midoobay iyo qodobbada khuseeya Axdiga Jaamacadda Carabta, lana taageeray. Madashan waxaa Soomaaliya uga qeyb galay wasiirro uu ka ..read more
Visit website

Follow Puntland Post on FeedSpot

Continue with Google
Continue with Apple
OR