FESTU demands decent work, economic growth and direct elections
Shabelle Media Network
by Omar Nor
8h ago
MGADISHU, Somalia – The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has held a colorful event on Wednesday to commemorate the International Workers’ Day in Somali capital Mogadishu. The ceremony, which was attended by government officials, trade unions, women and civil society organizations, has focused on addressing the widespread issue of unemployment and underemployment in Somalia ..read more
Visit website
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Shabelle Media Network
by @Shabelle
9h ago
MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed, iyada oo la dardar geliyey dadaallada ku aaddan ..read more
Visit website
Ururka FESTU oo dalbaday shaqo hufan, kobac dhaqaale iyo doorasho toosan
Shabelle Media Network
by @Shabelle
9h ago
MUQDISHO (SMN) – Xiriirka ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU ayaa manta magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee shaqaale weynaha adduunka.   Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, urrurada shaqaalaha, haween iyo ururada bulshada raydka, waxaana intii ay ..read more
Visit website
Somalia Showcases Progress in Population and Development Planning at New York summit
Shabelle Media Network
by Omar Nor
12h ago
NEW YORK – Somalia’s Minister of Planning, Investment, and Economic Development, Mohamud Beenebeene, recently participated in the Ministerial session of the International Conference on Population and Development (ICPD) held in New York, USA.   The conference served as a platform for the Minister to highlight Somalia’s recent achievements in population and development planning. During the ..read more
Visit website
Somali Prime Minister Applauds Workers on International Labour Day
Shabelle Media Network
by Omar Nor
14h ago
MOGADISHU, Somalia – On May 1, 2024, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia took to the X platform to extend his heartfelt congratulations to the nation’s workers and their families on the occasion of International Labour Day.   Recognizing the indispensable role that the Somali workforce plays in the country’s development and recovery, the ..read more
Visit website
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay magaalada New York
Shabelle Media Network
by @Shabelle
14h ago
NEW YORK (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa  ka qayb galay shir heer wasiir ee qeybta ka ah Shir-weynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD) ee ka soda magaalada New York ee dalka Maraykanka.   Soomaaliya waxay dhawaan gaartay guul wayn iyadoo gudbisay ..read more
Visit website
Wafdi ka socda Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Sawirro
Shabelle Media Network
by @Shabelle
14h ago
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, ?????? ????? ???????? ???????? ayaa maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi Acar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka ku yimid casuumaad uu wasiirku u fidiyay.   Soo dhaweynta wafdigaan waxaa goobjoog ka ahaa safiirka dalka Turkiga ee ..read more
Visit website
Daawo: Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay xiisadda ka taagan dhulka dab-damiska
Shabelle Media Network
by @Shabelle
14h ago
MUQDISHO (SMN) – Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xiisadda weli ka taagan dhulka dab-damiska ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay dowladda Soomaaliya shacabka ku amartay inay ka guuraan.   Sheekha oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in laga haboon yahay in xabad loo adeegsado shacabka ..read more
Visit website
Wufuud caalami ah oo booqasho ku tegtay Xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro
Shabelle Media Network
by @Shabelle
18h ago
MUQDISHO (SMN) – Wafdi iskuugu jira dowladda Sweden, Hay’adda Horumarinta caalamka ee Sweden (SIDA) iyo madax ka socotay UNDP ayaa maanta waxa ay booqasho ku kala tageen xarumaha kala duwan ee Hay’adda SoDMA, waxaana ku soo kala dhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle iyo ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan.   Wafdigaan ..read more
Visit website
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose
Shabelle Media Network
by @Shabelle
18h ago
AFGOOYE (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Sabiid ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo saacado badan qaatay, sida ay innoo sheegeen ilo dadka ..read more
Visit website

Follow Shabelle Media Network on FeedSpot

Continue with Google
Continue with Apple
OR