Somaliland Electoral Commission announces dates for overdue national union and presidential elections
Somali Online Community
by
5M ago
Hargeisa (HOL) - The Somaliland Electoral Commission declared on Tuesday that it will conduct its long-awaited national union and presidential elections on December 28, 2023, and November 13, 2024, respectively. The announcement comes as part of the self-declared Republic of Somaliland's effort to resolve ongoing political disputes. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale tegaya jiida hore ee dagaalka
Somali Online Community
by
5M ago
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in mar kale ay booqasho ku tegaan jiidda hore ee deegaanada lagula dirirayo Shabaab, sida ay innoo xaqiinjiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Madaxweynaha ayaa tegi doono Galmudug, gaar ahaan aagga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud oo kamid ah meelaha uu hadda ka socdo gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo badan oo sugayo amniga ay dowladda Soomaaliya geysay halkaasi, sidoo kale waxaa ku sugan taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Jene ..read more
Visit website
Four prisoners test positive as Covid-19 re-emerges at Guantánamo Bay
Somali Online Community
by
5M ago
Four high-value prisoners at Guantánamo Bay have tested positive for the coronavirus, including one man who was moved to the base hospital for closer observation, according to people familiar with operations at the U.S. base in Cuba. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
Ethiopia continues to face huge humanitarian challenges: UN agency
Somali Online Community
by
5M ago
The United Nations Population Fund (UNFPA) on Monday warned that Ethiopia continues to face huge humanitarian challenges attributed to diverse natural and man-made calamities. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
Al-Shabab imposes blockade on Baidoa town in Somalia
Somali Online Community
by
5M ago
Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has condemned the militant group al-Shabab for imposing a weeklong blockade on the southwestern town of Baidoa. Authorities say the Islamist group has cut off supplies in and out of the area, worsening hunger caused by record drought and insecurity. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
UN ramps up aid for flood victims in Somalia as toll hits 30
Somali Online Community
by
5M ago
MOGADISHU (Xinhua) -- The United Nations humanitarian agency said on Monday it has stepped up assistance to people affected by the recent floods in Somalia after the death of about 30 people. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
How women's project brought peace to Kenya-Ethiopia border communities
Somali Online Community
by
5M ago
The Kenya-Ethiopia border has a long history of ethnic conflict and violence. Source: Hiiraan Online ..read more
Visit website
Daawo: Xildhibaano soo abaabulay mooshin ka dhan ah gudoonka golaha shacabka
Somali Online Community
by
5M ago
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Abuukar oo ka tirsan golaha shacabka ayaa banaanka hore ee xarunta Villa Hargeysa kula hadlay warbaahinta, isagoo sheegay inay wadaan mooshin ka dhan ah guddoonka golaha. Xildhibaanka ayaa sheegay in guddoonka ay la xisaabtamayaan, maadaama ay is tuseen in baarlamaanka uusan sidaaan ku sii soca karin, wuxuu sheegay in kulamada golaha oo maalmahaan hakad ku jiray ay maanta u xigtay kulankii oo lagu soo xiray si deg deg ah. “Mooshin isla xisaabtan ah ayaan ka wadnaa Gudoonka Golaha, sidaan kuma sii shaqeyn karno, waxaa loo baahan yahay isla xisaab ..read more
Visit website
Qunsuliyadda Turkiga ee Somaliland oo xustay
Somali Online Community
by
5M ago
Qunsuliyadda Turkiga ee Somaliland oo xustay 7-guuradii ka soo wareegtay isku daygii afgambi ee 15-kii July Qunsuliyadda guud ee dalka Turkiga ku leedahay magaalada Hargeysa ayaa lagu xusay sannadguuradii toddobaad ee ka soo wareegtay afgambigii dhicisoobay ee sannadkii 2016-kii ka dhacay dalka Turkiga. Xaflad maanta lagu qabtay xarunta Hargeysa ayaa ku bilaabatay aamusnaan, waxaa goobta laga akhriyey aayado quraan ah oo lagu maamusayay dadkii halkaasi ku dhintay. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland, xildhibaano, aqoonyahano, hawl-wadeennada Macari ..read more
Visit website
Dhageyso: DF oo shaacisay shir ka dhacaya Mareykanka oo lacag loogu ururinayo…
Somali Online Community
by
5M ago
Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa faah-faahin ka bixiyay shir muhiim ah oo ay qorsheynayso dowladda federaalka, kaasi oo ka dhacaya dalka Mareykanka. Xuseen Sheekh Cali oo wareysi siiyay VOA ayaa waxa uu sheegay in dhamaadka sannadkan uu shirkaasi ka qabsoomi doono Mareykanka, si dhaqaale loogu aruuriyo dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Ujeedka dhaqaale ururintaas laga leeyahay ayaa waxa uu La-taliyaha Amniga Qaranka ku sheegay sidii ay dowladda Soomaaliya awood ugu hesho inay ku filnaato ciidankeeda wixii ka da ..read more
Visit website

Follow Somali Online Community on FeedSpot

Continue with Google
Continue with Apple
OR