Taliyihii Ciidamada Milatariga Kenya oo ku geeriyooday shil diyaaradeed
Puntland Post
by News Office
7h ago
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in taliyihii ciidamada milateriga ee dalkaasi iyo sagaal qof oo kale inay ku dhinteen shil diyaaradeed. Taliye, General Francis Ogolla ayaa geeriyooday ka dib markii ay burburtay diyaarad nooca sida qumaatiga u kaca ah, oo ay saarnaayeen 11 qof. Waxaana shilkaas diyaaradeed ka badbaaday laba qof oo haatan lagu dabiibayo cusbitaalada Kenya. Diyaaraddan Helicopter-ka ah ayaa burburtay daqiiqado yar ka dib markii ay kacday, waxaana la arkayey dab iyo qiiq badan oo hadheeyey goobta shilku ka dhacay oo ku taalla agagaarka Rift Valley, sida ay shee ..read more
Visit website
Aqalka Senatka Maraykanka oo buriyay xilka xayuubintii Alejandro Mayorkas
Puntland Post
by News Office
7h ago
Golaha Senatka Mareykanka ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray dhammaan eedihi uu Aqalka Wakiillada xilka uga xayuubiyay Xoghayaha Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas. Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiillada ayaa Mayorkas ku eedeeyay in uusan ku dhaqmin xeerarka xuduudaha Mareykanka iyo in uu been u sheegay koongareeska. Aqalka Senatka oo ay aqlabiyad hal dheeri ah ku maamulaan dimoqraadiga ayaa tuuray labada qodob ee ay kusoo eedeeyeen Aqalka Wakiillada. Waxana ay xeerkoodu ku baas mariyeen codad dhan 51-48 iyo 51-49. PUNTLAND POST The post Aqalka Senatka Maraykanka oo buriyay xilka xayuubintii A ..read more
Visit website
Ethiopia Shifts Stance on Maritime MOU, Abandons Naval Base Plan in Lughaya for Merchant Port Use
Puntland Post
by cph
13h ago
Riyale: “I have the first one million dollars for the Lughaya port project.” Hargeisa (PP News Desk) — In a speech at a function in Borama, the former President of the Somaliland Administration Dahir Riyale Kahin claimed that plans were afoot to construct a port at Lughaya where  Ethiopia was planning to set up a naval base. “I have the first one million dollars for the port project. As a community, you raised money towards that project,” he told his audience. The Somaliland administration has turned its attention to calming the people of Awdal who oppose the naval base that Ethiopia woul ..read more
Visit website
The Political Detention of Dr Kulmiye in Hargeisa Sets Unsavoury Precedent
Puntland Post
by cph
19h ago
“Somaliland authorities must release Dr. Kulmiye promptly to prevent irreparable damage to inter-clan and civilian relationships, and enable him to seek remedies for his unlawful detention.” Hargeisa (PP Editorial) — The detention of Dr. Abdirahman Kulmiye, a Somali-Australian citizen, in Hargeisa, allegedly on false espionage charges by Somaliland authorities, raises concerns about the political judgement of its leaders and civil society. In 2015, Puntland government released poet Gama’diid, thanks to advocacy by traditional leaders and evidence showing baseless charges. However, in the case ..read more
Visit website
Maxamuud Cabbaas oo diiday qorshe uu u soo bandhigay Madaxweynaha Maraykanka
Puntland Post
by News Office
1d ago
Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas ayaa la sheegayaa in uu diiday qorshe halis ku ah in Falastiin noqoto dowlad madax-bannaan oo uu usoo bandhigay Madaxweynaha Mareykanka , Joe Biden. Madaxweyne Biden ayaa ka dalbaday Maxamuud Cabbaas in uu joojiyo qaraarka qabyada ah ee Khamiista la horgeynayo Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ku saabsan in Falastiin ay xubin buuxda ka noqoto Qaramada Midoobay. Qaraarka ayaa haddii loo codeeya Falastiin u aqoonsanaya dal madax bannaan oo xubin ka ah Qaramada Midoobey, balse waxaa jira dareen ah in qaraarkaasi uu diiddayo Mareykanka ama xubnaha ka ..read more
Visit website
Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Israel ka mas’uul tahay xiisadda Bariga dhexe
Puntland Post
by News Office
1d ago
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu iyo madaxda kale ee Israa’iil oo keliya ay mas’uul ka yihiin xiisadaha ka soo cusboonaaday Bariga Dhexe. Waxa uu sheegay mar uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ankara kadib shir ay yeesheen golaha wasiirada, “Israa’iil waxa ay isku dayaysaa hurinta colaad gobolka, weerarkeeda safaaradda Iran ee Dimishiqna waxa uu ahaa dhacadaii ugu dambeysa” ayuu yiri Erdogan. Waxa uu intaa ku daray in isku dhacyo cusub oo gobolka ay suurtagal tahay ilaa iyo inta “arxandarrada iyo xasuuqa” ay ka socdaan ..read more
Visit website
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika iyo Bankiga Adduunka
Puntland Post
by News Office
1d ago
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka Xiliga gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo matalaya dhammaan Wasiiradii shirka ka soo qabgalay, kuna hadlay afkooda ayaa jeediyay khudbad uu ku faah faahiyay habka unuglaanshada Deymaha, ka soo kabashada iyo kobcinta dhaqaalaha. Tan iyo wixii ka dambeeyay December 2023, Soomaaliya waxa aheyd tusaale ay ku daydaan dalalka soo koraya ee de ..read more
Visit website
“Ciidammada SSC-Khaatumo waa u diyaar difaaca dhulkooda”
Puntland Post
by cph
2d ago
Laascaanood — Sarkaal sare oo ka tirsan ciidammada SSC-Khaatumo ayaa sheegay in qorshaha qaar ka mid ah ciidammada taageerayay xoogagga SSC dib ugu noqdeen  Mudug ay hahay mid la isla ogaa, markii loo baahdana ay soo noqon karaan. “Ciidammad SSC-Khaatuml way ku filan yihiin difaaca dhulkooda, wayna uga mahadcelinayaan ciidammada sida xaqa ah ugu soo gurmaday intii ciidammada Somaliland oo u abaabulan hab beeleed ay duqeynayeen Laascaanood“ ayuu yiri sarkaalka sare ee SSC-Khaatumo oo ku sugan duleedka Oog. “Haddii ciidammada beelaha maamulka Somaliland taageersan ay weerar soo qaadaan dag ..read more
Visit website
Taliska Ciidamada Difaaca Puntland oo shir deg deg ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Boosaaso
Puntland Post
by News Office
2d ago
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa shir deg deg ah la qaatay saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan buuraha silsiladda Golis. Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in Gen. Aadan Cabdi Xaashi uu shirkaasi la yeeshay taliyaasha ururada ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntlamd ee ka hawlgala  buuraha silsiladda Golis ee Gobolka Bari. Shirka oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa looga hadlay dardar gelinta Hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Argagixisada ee Daacish iyo Alshabaab sida ..read more
Visit website
Sacuudiga iyo Pakistan oo ku baaqay in xabbad-joojin deg deg ah laga hirgeliyo marinka Gaza
Puntland Post
by News Office
2d ago
Sucuudiga iyo Pakistan ayaa si wadajira ugu baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga gaaro dagaalka ka socda marinka Gaza. Wasiirada arrimaha dibedda ee Pakistan iyo Sucuudiga oo shir jaraa’id oo wada jira ku qabtay magaalada Islamabad ayaa soo jeediyay in xabbad-joojin deg deg ah laga hirgeliyo marinka Gaza. “Xaaladda ka taagan marinka Gaza maaha mid la aqbali karo.Tani waxay inna tusaysaa, sida uu u fashilmay nidaamkii caalamiga ahaa waa in hadda la sameeya heshiis xabbad joojin ah oo degdeg ah” ayaa lagu yiri shirka jaraa’id. Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza, ciidamada Israa’i ..read more
Visit website

Follow Puntland Post on FeedSpot

Continue with Google
Continue with Apple
OR