Ha bilaabin ganacsi adiga oo aan marka hore dhageysan casharkaan
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
2y ago
Casharkaan waxaan ku soo qaadan doonaa 3 qodob ama xirfadood oo aad muhiim u ah in aad baratid haddii aad ganacsi bilaabeysid Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Worring and Anxiety: part 7 Walwalka iyo mishkiladaha qofka uu dareemo qeybtii 7. Xakameynta 3 daada duni
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Qeybtaan waxaan ku baran doonaa sida loo xakameeyo seddaxdaada duni ee maalintaad dhalatay ilaa maalinta aad dhimaneysid kula socda.  Haddii aad su aalo qabtaan qeybta comments igu reeba  Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Worring and Anxiety: part 6 Walwalka iyo mishkiladaha qofka uu dareemo 6
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Qeybtaan waxaan ku baran doonaa marka aad garaawsatid mishkiladaha ku haayo oo aad go aan qaadatid, sidii aad waqtigaada u qorsheen lahayd.  oo aad waqti ugu heli lahayd naftaada. Haddii aad cusubtahay fadlan qeybta subscribe ka taabo si aad u heshid marka aan soo dhiga casharada aan soo galiyo podcast kaan. Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Conscious mind and subconscious mind Maskaxda bina aadamka waa labo qeyb. 4
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Maskaxda bi na aadamka waxay ka kooban tahay labo qeyb oo kala ah. Qeybta xasuusta leh iyo qeybta aan wax xasuusan conscious mind iyo subconscious mind.  Waa mashiinta aan ku shaqeyno ama computerka Alle uu na siiyey. Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Garaawsashada iyo garashada nadiifinta maskaxda 5
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Qeybtaan waa qeybta marka aad garatid mishkilada ku haysa inaad wajahdid ayaa loo baahan yahay. 1. 5 min oo duca ah iyo mahahadcelin 2. 5 min oo neefsasha iyo furfurida unnugyada maskaxda. 3. 5 min sawirashada qofka aad noqondoontid iyo guulaha aad gaari doontid is hordhig 4. 5 min oo wax aqrin ah, ama luuqad aad baranayso ha noqota ama casharkale oo aad baraneysid ama quraanka 5. 5-10 min oo jimicsi ama orodka rucleen ah. 6.  5- min oo wax qorid oo aad note sameyneysid subaxkasta waa joogta inta aan la gaarin xiligii aad toosi lahayd.  waxaad is ku qasbeysaa  21 subax oo aan ka ..read more
Visit website
Worring and Anxiety: part 2 Walwalka iyo mishkiladaha qofka uu dareemo 2
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Marka ay mishkilada ku dhacda qofka iyo saameeyn ta ay ku reebta qeybtii 2 aad. Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Worring and Anxiety: part 3 Walwalka iyo mishkiladaha qofka uu dareemo 3
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Qeybta marka mishkiladii aad fahamtay sidaad ku ogaan lahayd meelaha mishkiladaan kaa soo gaartay si dhaawaca maskaxda aad u daaweysid, qeybtii 3 aad  Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website
Worring and Anxiety: Walwalka iyo mishkiladaha qofka uu dareemo
Halwo Ali Podcast
by Halwo Ali
3y ago
Marka qof ay mishkilada ku dhacda ama uu la kulma xaalad adag, siyaabaha uu ku dareemo in xaladiisa ay caadi ahayn.  Qeybtii 1 aad: Support the show (https://www.paypal.com/myaccount/money ..read more
Visit website

Follow Halwo Ali Podcast on FeedSpot

Continue with Google
Continue with Apple
OR